DHAGEYSO:-Maxaa Soo Cel-Celiyey Burburka Diyaaradaha Kenya Ee Soomaaliya?

0

Waxaa muddooyinkii la soo dhaafay soo badanayey shilalka diyaaradeed ee ka dhacaya dalka, gaar ahaan burburka diyaaradaha laga leeyahay dalka Kenya.