DHAGEYSO:-Xasan Sheikh Oo Khudbad Kulul Ka Jeediye Shirka Beesha Mudulood

0

Madaxweynihii hore ee soomaaliya ayaa  ka qeyb galay Shirka Beesha Mudullood uga socda Xarunta Mowlaca Macalin Nuur ee Magaalada Muqdisho.

Xasan sheekh oo baalmaray arimihii looga hadlayay shirka ayaa madaxda dowladda soomaaliya ku dhaliilay in ay xiligan doonayaan dib u dhac ku yimaada doorashada dalka