DHAGEYSO:-Sheekh Shariif”Farmaajo 20 Sano Hadaan Siino Xitaa Doorasho Ma Qabanayo”

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta ka hadlayay shirweynaha Beelaha Mudullood oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho ayaa ugu baaqay Beesha inay ka garaabaan dhibaatooyinka ay ka tabanayaan beelaha kale.

Mar uu ka hadlayay arrimaha doorashada iyo muddo xileedka Madaxweyne Farmaajo ayuu xusay inay waqti siiyeen, isla markaana maalintii la dooranayay isaga iyo Xasan Sheekh ay garab istaageen, iyadoo aanay cid ka dalbatay ama tiri garab istaaga aysan jirin,