XOG: Cali Mahdi oo lacag badan siiyay Sheekh Shariif.

0

Xog aan helnay ayaa sheegeysa in Cali Mahdi Maxamed uu lacag badan oo malaayiin ah siiyay madaxweynihii dowladii KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed si uu doorasho ugu galo tartana kula galo dowladda hada jirta.

HOOS KA DAAWO: