SUBXAANALLAAH: Al Shabaab oo ku faanay shacab ay ku laayeen Gobolka Baay

0

Ururka Al Shabaab ayaa ku faanay qarax khasaaro geystay oo ka dhacay maqaayad ku taalla duleedka magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: