Shacabka Gobolka Banaadir oo weerar ku qaaday madaxweynaha Puntland.

0

Shacabka gobolka banaadir ayaa aad ugu falceliyay hadal ka soo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu xalay ka jeediyay munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe.

HOOS KA DAAWO: