DHAGEYSO:-Baarlamaanka Puntland ayaa go’aan adag ka soo saarey arimaha xiligan Siyaasadda Soomaaliya

0

Baarlamaanka Puntland ayaa go’aan adag ka soo saarey arimaha xiligan Siyaasadda Soomaaliya,iyagoo sidoo kale cadeeyey mowqifkooda ku aadan aragtida mataalada gobolka Banaadir,waxaana cadeeyeen in aysan Puntland ka qaybgali doonin shirka uu ku baaqey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.