DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Deegaanka Dhabbad

0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gaaray deegaanka Dhabbad ee ku yaalla Waqooyiga Gobolka Galgaduud, iyadoo halkaas siweyn loogu sameeyay.

Madaxweyen Qoorqoor ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaayay Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno kale, waxaana deegaanka Dhabbad kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir, Maamulka deegaanka iyo dadweyne farabadan.