DHAGEYSO:-Cumar Filish oo ku dhawaaqay kulan looga hadlayo Arrimaha G/Banaadir

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalaa Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ansixintii Xildhibaanaa Golaha Shacabka ee matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare,waxaana uu u mahad celiyay Guddigii soo diyaariyay Xeerarka doorashooyinka.

Guddoomiye Cumar Filish oo la hadlayay boqolaal kamid ah Shacabka Muqdisho oo dhigayay banaanbax Taalada Daljika daahsoon,kaas oo  ay ku taageerayaan go’aankii Xildhibaannada ayaa ku dhawaaqay in la qaban doono kulan loogu mahad celinayo Xildhibaannada Golaha Shacabka.