XOG: Culeys la saaray guddoonka Golaha Shacabka.

0

Xog aan helno ayaa sheegeysa in guddoonka Golaha Shacabka culeys lagu saaray iney diidaan ansixinta mooshinka ku saabsan in 13 kursi laga siiyo golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO: