XOG: Magacyada siyaasiyiintii ka dambeeyay banaanbaxii ciidanka ee Muqdisho ka dhacay

0

Xog aan helnay ayaa sheegeysa in siyaasiyiin mucaarad ah ay lacag badan ku bixiyeen sidii furaha dagaalka loogu soo saari lahaa ciidanka xoogga dalka ka dibna ay banaanbax cabasho ah kaga dhigi lahaayeen Muqdisho.

Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa arrintaa ku guuleystay ka dib markii maanta muqdisho ay banaanbax weyn ka dhigeen ciidan careysan oo mushaar la’aan ka cabanaya, waxay xireen wadooyinka soo gala madaxtooyada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO XOGTA: