XOG: Mooshinka Guddoomiye Cabdi Xaashi oo la xaliyay.

0

Xildhibaano, Senataro iyo siyaasiyiin waa weyn ayaa xaliyay mooshin laga keeni rabay guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ka dib markii uu Cabdi Xaashi uu ka laabtay qorshe uu ku mucaaradayo dowladda madaxweyne Farmaajo

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: