XOG: Khilaaf soo kala dhex galay Axmed Madoobe iyo C/rashiid Janan.

0

Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu jiro khilaaf xoogan oo u dhaxeeya madaxweynaha sida KMG dowladda dhexe u aqoonsatay ee Jubbaland Axmed Madoobe iyo wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid Janan.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY EE KHILAAFKA: