XOG: Fahad Yaasiin oo laga reebay Safarka Jabuuti ee Madaxweyne Farmaajo.

0

Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si lama filaan ah looga reebay safarka madaxweyne Farmaajo ee dalka Jabuuti.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: