Xiisad culus oo ka taagan magaalada Baladweyne

0

Xiisad cults ayaa ka taan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana madaxweynaha Hirshabeelle uu bixiyay maalintii labaad amar lagu hor istaagayo banaanbax lagu taageerayo madaxweyne Farmaajo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: