Xiisad ka taagan Baladweyne iyo Khilaaf ka dhashay amarkii Waare.

0

Xiisad culus ayaa ka taagan magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ka dib markii masuuliyiin ka tirsan laga joojiyay banaanbax ay soo qaban qaabiyee ee lagu taageeri lahaa madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa amray in la joojiyo banaanbaxa, waxaana hada magaalada ka taagan xiisad ka dhalatay joojinta banaanbaxa iyo khilaaf culus oo u dhaxeeya maamulka gobolka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO: