SAWIRO:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo Carmo gaaray

0

-Wasiir Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Maxamed Dhabancad oo kormeer shaqo ku gaaray Degmada Carmo wuxuuna xarunta Degmada Kulan kula qaatay Maamulka Degmada Carmo.

Ujeedka kulanka Wasiirka uu laqaatay Maamulka Degmada Carmo ayaa ku saabsanaa Dardar gelinta Bixinta Canshuuraha, wada shaqeynta Dowladda dhexdeeda, isku xirka Bulshada iyo Dowlada, adkeynta amniga,