XOG: Yaa bixiyay amarka lagu xer xeray dadkii banaanbaxa ka dhigaayay Puntland?.

0

Warar lagu kalsoonaan oo aan helnay ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu bixiyay amarka ah in la soo xer xero dadkii banaanbaxa ka dhigaayay magaalooyin ka tirsan Puntland kuwaas oo taageero loogu muujinaayay madaxweyne Farmaajo.

HOOS KA DAAWO: