XOG: Mooshinka Cabdi Xaashi oo xoogeystay.

0

Waxaa socda qorshe mooshin loogu keenayo guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ka dib markii uu si cad u diiday qorshe culus oo ay wadatay madaxtooyada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO: