DHAGEYSO:-Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo soo saartay awaamiir ah in maamulada degmooyinka ay tiro koob ku sameeyaan guryaha iyo dadka kunool

0

Wasriirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) oo saxaafadda kula hadlay magaalada Caabudwaaq ayaa faray maamulada degmooyinka Galmudug in ay tiro koob ku sameeyaan guryaha iyo dadka dagan

Cabdi Waayeel ayaa sheegay in diiwaan galinta ay qeyb ka qaadanayso amniga,dhaqaalaha,canshuurta iyo tira koobka dadka kunool demgmooyinka Galmudug si ay u helaan adeegyada aasaasiga ah