XOG: Khilaafka guddoonka oo gaaray meeshii ugu xumeyd

0

Waxaa khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay guddoonka labada golle ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana khilaafka uu salka ku haya kulamada baarlamaanka iyo go’aan ka gaarista arrimaha doorashooyinka.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: