XOG: 400 milyan oo doolar oo laga xaday Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho waxaa laga saaray lacag dhan $400 oo milion oo dollar mudo 18 bilood ah. Lacagtaan waxaa xambaaray shirkaddaha Forex, waxaana inteeda badan ay gacanta u gashay oo dhacay shaqsiyaad ajinabi ah sida ay ii sheegeen madaxda xawaaladdaha iyo ganacsatada waa weyn qaarkood.