Xiisad ka taagan magaalada Kismaayo

0

Xiisad u dhaxeysa ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kenya ayaa ka taagan magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ee Jubbaland, waxaana labada dhinac ay isku heystaan maamulka garoonka diyaaradaha.

HOOS KA DAAWO WARARKII U DAMBEEYAY: