DAAWO:- Guddoomiyaha gobalka Bari oo maanta booqday degaanka Dawacaley oo ka tirsan degmada iskushuban

0

Guddoomiyaha Gobalka Bari Cabdisamad Abwaan oo kormeer ku maraya degmooyinka gobalka Bari ayaa maanta Booqday Dawacaley oo ka tirsan degmada iskushuban.

Guddoomiyaha waxaa kormeerkisa ku waheliya ku xigeenkisa,waxaana uu u kur galayaa xaaladda iyo baahiya ay qabaan shacabka degmooyinka uu socdaalkisa dhinaca lugta ah uu ku marayo.

HOOS KA DAAWO.