Madaxweyne Farmaajo furay kalfadhiga 7-aad labada aqal ee Baarlamanka ayaa sheegay doorashada in ay ku dhicidoonto xili la qorsheeyay

0

Madaxweynaha Dowladda faderalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa  goordhaw furay kalfadhiga 7-aad labada  aqal ee Baarlamaanka Jmuuriyaddda Faderaalka Soomaaliya.

Madaxweeyne Farmaajo oo  ka jeediyay qudbadiisi dastuuriga aheyd furitaanka  kalfadhiga 7-aad labada  aqal ayaa ka hadlay horumarka ay sameysay dowlada sadaxi sano iyo barki la soo dhaafay sidda  dhaqaalaha, amniga, caafimaadka, waxbarashadda, diyaarinta doorashooyinka

Madaxweyne Soomaaliya  oo ka hadlayay doorashada la filay in ay ka dhacdo dalka ayaa yiri ’waxaa ummadda Soomaaliyeed horteeda mar kale ka cadaynayaa inay iga go”an tahay in doorashadu ay habkii loogu talagalay iyo wakhtigii loo qorsheeyay ay  ku dhacdo.