DHEGAYSO:- Taliyaha Ciidanka xooga oo kormeer ku maraya Gobalka Galgaduud SABABTA?

0

Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa dhagax dhigay dhismaha qeybo ka mid ah xafiisyada taliska guud ee qeybta 21-aad oo fadhigeedu yahay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

HOOS KA DHEGAYSO.