DAAWO:- BANDIIRADLEY: Shirka Nabadeynta Beelaha Galbeedka Gobolka Mudug oo Galabta Furmay

0

Shirka Nabadeynta Beelaha Galbeedka gobolka Mudug ayaa Galabta ka furmaya Degmada BANDIIRADLEY ee gobolka mudug Galmudug.

Xildhibaano katirsan Labada aqal ee Somaliya Wasiiro Puntlnad iyo Galmudug ah ayaa Furitaanka shirka ka qaybgalay.

HOOS KA DAAWO WARBIXIN XIISO LEH.