XOG: Xagee ayuu ku dambeeya kulanka madaxtooyada Soomaaliya iyo maamul goboleedyada?.

0

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qorsheyneyso in kulan muhiim ah ay la qaadato Wasiirada, Xildhibaanada iyo Senatorada dowlad goboleedyada ku matala dowladda dhexe si loogu wada hadlo arrimaha la xiriira doorashooyinka dalka.

HOOS KA DAAWO: