DAAWO: Wasiirada iyo Xildhibaanada Hawiye oo Muqdisho kulan ku yeeshay

0

Wasiirada, Xildhibaanada, Senatorada iyo siyaasiyiinta beesha Hawiye ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxayna si adag kaga soo horjeesteen 7 kursi ee aqalka sare laga siiyay gobolka banaadir iyo in lagu qeybsado 4.5.

HOOS KA DAAWO WARARKII U DAMBEEYAY: