XOG:Kulan lagu kala kacay oo Farmaajo & Cabdi Xaashi ku dhexmaray Madaxtooyada+Daawo Vedio

0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa si cad madaxweyne Farmaajo uga diiday in mudo kororsi uu sameeyo,islamarkaana ku tartarsiiyay in doorashada 2020/21 waqtigeeda lagu qabto.

Kulan saacado qaatay oo xalay Madaxtooyada ku dhexmaray madaxweynaha iyo Cabdi Xaashi ayaa la isku fahmi waayay,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in madaxweyne Farmaajo uu guddoomiyaha Aqalka sare ka dhaadhicin waayay mowqifkiisa ku aadan in doorashada waqtigeeda laga fogeeyo,sida uu damacsan yahay.

HALKAAN KA DAAWOWARBIXIN XASAAASI AH OO KULANKA KU SAABSAN: