Shuruud Lagu Xiray Soo Celinta Soomaalida Ku Xayiran Suudaan

0

Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Suudaan ayaa soo saartay qoraal ay uga hadlayso sida ay muhiim u tahay in dalka lagusoo celio muwaadiniinta Soomaaliyeed eek u xaniban dalkaas hase’ahaate waxa ay hor dhigtay go’aano culus

Qoraalka Safaaradda ayaa waxaa ka muuqday shuruudo adag oo ay ka mid yihiin in la hubiyo caafimaadka qofka lagana baaro xanuunka covid 19 iyo kuwa kale.

Safaaraddu waxa ay tilmaantay in qof kasta oo buxiya shuruudaha 4-ta ah ee ay so bandhigtay ciddii buuxisay in loo baahanyahay in ay iska soo fiiriso liiska dadka baxaya ee la ogoladay.