DHAGEYSO:-Muxuu Salka ku Hayaa Khilaafka Axmed Karaash iyo Deni?

0

Siyaasi Daahir Ciiro oo mar ka soo midnoqday Xildhibaanadii dawladii hore  ayaa sheegay in habsharciya lagu dhameeyo khilaafka labada masuul ee Puntland ugu sareeya ,shaqada dhexdhexaadinta labada masuulna u taalo Kollaha sharci dejinta Puntland ee baarlamaanka .