SAWIRRO:-Degmada Bardheere oo lagaarsiiyey qalabka looga Hortago Covid19

0

Degmada baardheere ee gobolka Gedo waxaa maanta soo gaaray wafdi kasocday Dowlada Federaalka ee Soomaliyeed gaar ahaan wasaarada caafimaadka kuwaas oo soo gaarsiiyey qalab caafimaad oo looga hortago COVID19.

waftigii ka socday Wasaarada caafimaadka Soomaliya iyo maamulka Demagada Baardheere ayaa booqday cisbitalka wayn ee degmada si loogu kuurgalo habsami usocdka hawlaha shaqo ee cisbitalku u hayo bulsada deegaanka.