DHAGEYSO:-Xildhibaan Ka Tirsan BF Oo Dhaliilay In Markale 4.5 Wax Lagu Soo Doorto

0

Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka mid ah BF Soomaaliya ayaa dhaliilay in markale sanadkaan 2020-ka wax lagu soo doorto habka qabaa’ilka ee 4.5, kadib markii 7 xubnood oo Aqalka Sare laga siiyey G/Banaadir la sheegay in lagu soo xuli doono nidaamkaasi.

Idiris oo si weyn uga horyimid arrintaasi ayaa ayaa sheegay inay ka dhalan karo caqabad dhinaca sharciga ah.