Shan QODOB oo caddeyn u ah in KHEYRE iyo Farmaajo aysan isku mowqif ka ahayn hadalkii ra’iisul wasaaraha+Vedio

0

1 – Kheyre kolkii uu hadlayey waxaa ka muuqday hadalkiisa go’aan ah in doorasho la qabto noocii ay doonto ha noqotee uusan ahayn mid isaga iyo Madaxweynuhu isla ogyihiin, wuxuuna ku koobay golihiisa fulinta.

2- Waxa uu meesha ka saaray qodobkii ahaa in doorasho qof iyo cod ah (One man one vote) dooorasho ah ay dalka ka dhacdo, baddelkeesa waxa uu yiri doorasha loo dhan yahay, sida ugu macquulsan ku dhacda!

Halkaan ka Daawo warbixinta oo dhameystiiran: