DHAGEYSO:-Shacabka Garoowe oo soo dhaweeyay hadalkii Raiisal wasaaraha Soomalia

0

Xilli raiisal wasaaraha Soomaliya u dhawaan sheegay in doorasho ay dalka ka dhacayso ayaa hadalkiisi noqday mid saameyn yeeshay waxaana inta badan dadka Soomalidu ay u soo dhaweyeen si weyn .

Shacabka Garoowe ayaa ka mid ah dadka taageeray hadalkaas iyagoo qaarkood ay qabaan in hadalka raiisal wasaaruhu uu aha amid xaalad lagu dajinayo.