DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Soomaliland & Faysal Cali Waraabe Oo Khilaaf Ka Dhex Taagan Yahay

0

Gudoomiyaha golaha Wakiilada Soomaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in isaga iyo Eng Faysal Cali Waraabe ,isku hayaan Dhaqaalihii xisbiyadu qaadan jireen oo Gollaha wakiiladu ku yareeyeen.

Gudoomiyaha ayaa sheegay inay go’aan sadeen in aan gudoomiye Faysal mar dambe isu soo sharixin doorashada madaxtooyada Somaliland.