DHAGEYSO:- Dadka looga shakiyay xanuunka Corona Oo Lagu Arkay Caabudwaaq

0

Bahda Caafimaadka demgadda Caabudwaaq ayaa xaqiijisay in kabadan 30 qof oo lagu arkay Calaamada Cudurka Corona in ay diiwaan galiyeen

Ayaanle Cabdullaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq ka soodiray