DHAGEYSO:- Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta Barlamaanka Puntland oo Raali galin bixiyey

0

Agaasimaha xafiiska warfaafinta Baarlamaanka Puntland Cabdiweli gooni oo shirjaraaid ku qabtay Garoowe ayaa beeniyey warar uu sheegay in Baarlamaanka laga faafiyey sidoo kale wuxuu raaligalin ka bixiyey qoraal maanta lagu daabacay Boga Baarlamaanka Puntland ee Facebook kaas oo uu kaga hadlayey shaqsiyaad uu sheegay inay ju been abuurteen Baarlamaanka iyo xafiiskiisa.