DHEGAYSO:- Wasiirudawalaha wasaaradda shaqada shawaalaha dhiyarada iyo ciyaaraha Puntland oo ka bogsatey xanuunka Covid-19

0

Fardawsa Cismaan Cigaal wasiirudawalaha wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland ayaa saddex todobaad ka dib ka hadashay xanuunka covid-19 oo ay ka bogsatay .

Wasiirka oo la hadashay warbaahinta ayaa xustay inay heshay natiijada baarista lagaga waayey xanuunka ayna dhamaystay waqtigii karantiilka .

Wasiir fardawsa ayaa dadka u soo jeedisay talooyin ku saabsan sidi ay iyadu ula tacaashay xanuunka intuu hayey wuxuu hadalkeedu ahaa sidan.