DHEGAYSO:- Galmudug oo xarumihii dawlada ka saaraysa dad dagan

0

Wasiirka Amniga Gamudug Axmed Macalin Fiqi oo ku sagan Galkacyo dhanka Galmudug ayaa sheegay inay doonayaan in gacanta Maamulka lagu soo celiyo si loogu shaqeeyo xarumo danta guud ah oo ay dad gaar ah dagan yihiiin.

Isagoo arima badan oo la dagaalanka.Khamridu ka mid tahay ka hadlayey ayaa hadalkiisu sidan ahaa .