Xijaar oo jawaab ka bixiyay beegsiga lagu hayo Jeneraal Cali Gaab

0

Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa shir deg deg ah ka yeeshay qaraxyadii ugu dambeeyay ee lala eegtay Taliyaha Hogaanka Caafimaadka Booliiska Jeneraal Cali Gaab oo mudo labo isbuuc gudaheed ka badbaaday isku day dil iyo qaraxyo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: