DAAWO: Siyaasiyiinta iyo Odoyaasha Habar Gidir oo difaacaya Cali Gaab

0

Beesha Habar Gidir ayaa hub culus siisay Taliyaha hogaanka Caafimaadka ee Booliiska Soomaaliya Jeneraal Cali Gaab oo mudo labo todobaad ah labo qarax iyo isku day dil ka badbaaday.

Siyaasiyiinta iyo Odoyaasha beesha Habar ayaa Jeneraal Cali Gaab ku amray inuusan gurigiisa ka soo bixin inta looga helayo hub uu isku difaaco gaariga aan xabada karin.

HOOS KA DAAWO: