DAAWO:-Prof Cali Geedi oo ka hadlaya Ciidankii Itoobiya, Xaalada dalka, Xasan Sheikh iyo Xidhiidhka Xukuumadda Farmaajo

0

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Xiiso badan oo uu Bixiyey Raysal wasaarihii Hore ee Soomaali Cali Maxamed Geedi.

Geedi wuxuu Waraysiga uga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Duullaankii ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ay ku soo galeen Muqdisho sanadki 2007, dawladihii is badbadlay Kadib ,wadahadaladi Burburay ee hogaanki Makamaakimta iyo TFG .

Wuxuu sidoo kale ka hadlay Xaalada Dalka, Xidhiidhkkiisa dawladda madaxweyne Farmaajo  kala dhexeeya, Waxyaabaha uu ku dhaliilayo,  Arinta Doorashada, Waxay horay isugu Qabteen Xasan sheikh iyo Arimo kale oo Xiiso leh.