DHEGAYSO:- Madaxweynaha DDS oo khudbad u jeediyeey Barlamaanka

0

Baarlamaanka dawlad degaanka Soomalida ayaa maanta yeeshay kal-fadhi waxaana furay Madaxweynaha DDSI Mustafe Cagjar

Ugu horeyntiiba golaha ayaa ayaa aqbalay iscasilaada Gudoomiyihii golaha oo shaqada isaga tagey.

Intaas ka dib waxaa golaha buuq ka dhakiyey 12 Xildhibaan oo diidanaa sida wax u socdeen iyo Ajandaha ay gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Akhrisay.