DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntlamd oo iskushaadhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiirada

0

Madaxweyne Puntlamd Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa soo saaray wareegto isku shaandheyn Golihiisa wasiirada waxaanu uu Magacaabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo ilaa laba wasiir ay xilkoodii waayeen laguna badaley kuwa cusub.

Wasiirada xilkooda waayey ayaa kala ah wasiirka Kalluumeysiga Faarax Cawaash iyo Wasiirka Warfaafinta Cali Sabarey.
Afhayeenka Madaxweynaha Jaamac Yusuf Jaamac Dabaraani ayaa Akhriyey wareegtada Madaxweynaha