DHAGEYSO:-Shir u soo xirmay beel kamid ah beelaha daga Waqooyiga gobalka Galgaduud

0

Mid kamid ah beelaha daga magaalada Caabudwaaq oo u soo xirmay shir u socdey muddo shan maalmood kaas oo ay uga arrin sanayeen masiirka iyo mustaqbalka beeshaan