DHAGEYSO:-Xildhibaano Ka Tirsan DDS oO Xasanadii Laga Qaaday

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Jigjiga ayaa waxaa ay ku waramayaan in maanta uu gacan ka hadal isku badelay fadhiga baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaalida.

Fadhiga Baarlamaanka ayaa waxaa soo xaadiray xildhibaano tiradooda gaaraysa 180 mudane, iyadoona xildhibaanada ay isku qabteen labo ajandi oo aan ku jirin ajandayaashii hore ee loo gudbiyay xildhibaanada