AKHRISO:- Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo mudeeysay wakhtiga la qaadayo Imtaxanadka shaahdiga ah

0

Wasaaradda Waxbarashadda iyo taclinta sare ee Puntland ayaa shaaca ka qaaday xiliga rasmiga ah ee la qabanayo imtaaxanadka shaahadiga ah.

Hoos ka akhriso Warqada ka soo baxday Xafiiska wasiirka waxbarashadda iyo Taclinta sare ee Puntland.