AKHRISO:- Madaxda ugu sareysa Sacuudiga oo iskaraantiilay

0

Warbaahinta Sacuudiga ayaa xaqiijisay in 150 ruux oo ka tirsan qoyska boqortooyada Sucuudiga laga helay cudurka Coronavirus.

Dadka Cudurka laga helay waxaa ka mid ah Amiir Faysal bin Bandar bin Cabdulcaziz Al Sacuudi, oo ah guddoomiyaha magaalada Riyaad.


Warbaahinta ayaa ku warantay in uu iskaraantiilay Boqor Salmaan iyo wiilkiisa amiir Maxamed Bin Salmaan ka dib markii qoyska tallada haya uu ku faafay Corona Virus

Tiradda guud ee dadka uu soo ritay Cudurka Sacuudiga ayaa dhan 3000 oo qof, halka ay u dhinteen 41 ruux.